Recent Posts

Pages: 1 ... 3 4 [5] 6 7 ... 10
41
Qaybta Su'aalaha / Re: Xaniinta
« Last post by Macanecabdi on June 06, 2022, 08:07:33 PM »
Dr waxa I xanuunta xiniinta bidix wayna I bararsantahay, 5bilood ka hor ayan daawo dhamaystay la ii siiyay infection darteeed(UTI),.UTI dii wan ka bogsaday balse xiniinta aya barar I bilaabay,siiba ta bidix labo dhaktar o kale ayan tagay waxayna I dheheen wa epidydimo-orchitis kaso keenay hada scrotal sac(minimal hydrocele) kiniino kala duwan(antibiotics) ayaa la I qoray waxna igana tarin....
 Marka Dr bal maxaan sameeya jazaakalhu khyran

...(way I barasantahy,taabahsadana way ku damqata, mararka qaar labada xininyood way kala dheeradan, )
42
Qaybta Su'aalaha / Re: Xaniinta
« Last post by Milica_soomali on May 19, 2022, 02:38:44 PM »
43
Qaybta Su'aalaha / Xaniinta
« Last post by Macanecabdi on May 11, 2022, 05:50:23 PM »
Dr waxa I xanuunta xiniinta bidix wayna I bararsantahay, 5bilood ka hor ayan daawo dhamaystay la ii siiyay infection darteeed(UTI),.UTI dii wan ka bogsaday balse xiniinta wa sideedi xitaa labo dhaktar o kale ayan tagay kiniino kala duwan ayaa la I qoray waxna igana tarin....

...(way I barasantahy,taabahsadana way ku damqata, mararka qaar labada xininyood way kala dheeradan, )
44
Qaybta Su'aalaha / Re: Dhalaan yar oo iga xanuunsan.
« Last post by Milica_soomali on April 04, 2022, 11:14:45 PM »
45
Qaybta Su'aalaha / Re: H.pylori seen u daweeyaa si dabiiciya
« Last post by Milica_soomali on April 04, 2022, 11:14:38 PM »
46
Questions, Exams & Study tips / Re: Case Study.
« Last post by Milica_soomali on April 04, 2022, 11:14:28 PM »
47
Qaybta Su'aalaha / Re: Su'aal. Xabad Xanuun iyo neefta oo dhib ah?
« Last post by Milica_soomali on April 04, 2022, 11:14:14 PM »
49
Qaybta Su'aalaha / Dhalaan yar oo iga xanuunsan.
« Last post by Abdirizak ali hassan on March 21, 2022, 07:19:48 AM »
Asc Dr waxaa dhawaan ii dhalatay gabar’ ilahay nagu risaaqay aniga iyo xaaskayga. Waxay la dhalatay qufac qafiif ah oo aan moodnay hargab. Hada Gabadhii waxay  jirtaa Hal bil iyo xooga’ wilina waa qufacaysaa. Qufacaasi waa mid lahaa xab madag’ hada qufaceedu waa mid xiiq dheerta oo kale ah’ qafac adag oo xiiiiq ama bixinaya fooori’ aad ayaan uga wal walsanahay gabadhayda yar’ baaritaanka aan sameeyay waxaan is dhahay amuu yahay, asmo ama xiiq dheer!

Dhaqtarkii ay ku dhalatay ayaan geeyay oo Muqdisho ku yaala cirbado ayuuna siiyay wax loogama garan’

Maxaa sameeya oo talo ah’ xanuunkaas muxuu noqon karaa.

Fadlan hadii aad awoodo xiriirkaaga isoo hagaaji halkaan.
50
Qaybta Su'aalaha / H.pylori seen u daweeyaa si dabiiciya
« Last post by zaki86603 on March 10, 2022, 09:03:36 AM »
Asc wll somali doc waankaaga mahadcelinayaan sidaad bulshada u caawinaysid

1.Wll waxaan ii sheegtaa h.pylori sideen ugu daweeyaa qaab dabiiciya .

2.toonta hadii aan joogteeyo dhiigayga hoos ma u dhigi kartaa .

Toontaas waxaan waday 10 bari maalin Kasta qadada ka dib ama qadada markaan laasto  Ayaan waxaan cuni jiray xabad toon ah dhiiga Ayaan cabiray wuxuu noqday Kan sare 114
Kan hoosane 52
Meeshii laga rabay Kan sare 120
Kan hoosena 80
Marka hadii aan sii wado dhiiga masii ridi kartaa toontu
Ilaahey ajar hakaa siiyo iga soo jaahil bixi
Pages: 1 ... 3 4 [5] 6 7 ... 10